Shuruudaha Diiwaangelinta
Si aad u diiwaangashato NGO-gaaga ama aad u cusbooneysiiso diiwaanka, waxaad u baahan tahay inaad akhrido shuruudaha hoose. Dooro nooca NGO-ga ee aad rabto inaad diiwaangashato si aad u aragto dukumiintiyada loo baahan yahay.
Important Notice
Inta aadan bilaabin codsiga diiwaangelinta, fadlan hubso inaad akhriday shuruudaha oo dhan oo aad haysato dhamaan dukumentiyada loo baahan yahay. FG: Haddii shuruudaha kor ku xusan midkood uu ka maqan yahay codsigaaga waa diidmo.
New Local NGO
Diiwaangelin NGO Maxali ah Cusub
Renew Local NGO
Cusbooneysiinta NGO Maxali ah
New International NGO
Diiwaangelin NGO Caalami ah Cusub
Renew International NGO
Cusbooneysiinta NGO Caalami ah
Diyaar ma u tahay inaad bilowdo codsiga?
Hadii aad haysato dhamaan dukumiintiyada oo dhan, si toos ah u gudbi codsagaaga
Macluumaad Dheeraad ah
Waqtiga Xaqiijinta
Waqtiga xaqiijinta dukumiintiyada waa (3) Maalmood
Caawimaad
Hadii aad qabto su'aalo, la xidhiidh waaxda Admin & Finance
Admin.mopdic@ne.so
Goobta
Wasaaradda Qorshaynta, Las'anod, Waqooyi Bari